Our Services

POS & Sales

Quickly add products, handle checkout, and manage sales in real time.

Reports & Analytics

Get detailed insights of income, outcome, stock, and sales trends.

User Management

Create admin, cashier, and other roles with custom permissions.

Reports

Income & Outcome Reports

Ganacsadaha wuxuu heli karaa warbixin faahfaahsan oo ku saabsan dakhliga iyo kharashyada ganacsiga si uu u fahmo halka uu lacagtiisa ka soo gasho iyo halka ay uga baxdo.

Stock Reports

Warbixinta alaabta ka maqan iyo kuwa jira waxay ganacsadaha ka caawisaa inuu si sax ah u qorsheeyo iibka iyo soo gelinta alaabta.

Users

User Roles

Qofka adeegan isticmaala wuxuu abuuri karaa users kala duwan sida admin, cashier, ama manager oo leh permissions kala duwan.

Access Control

Ganacsadaha wuxuu xakameyn karaa waxa user kasta uu arki karo iyo waxa uu sameyn karo gudaha system-ka.

Register / Login

Ka dib marka codsigaaga la ansixiyo, waxaad heli doontaa login.